Mustafa S Awale
Mustafa S Awale
  • 374
  • 750 367

Відео

WAAD QABOOBIYE QUNYAR SOO SOCO | XASAN ADAN SAMATAR & SHAMSO CUMAR AXMED(AUN).
Переглядів 12311 місяців тому
Hees ka mid ah riwaayaddii Nimba Timo Xamar oo laga dhigay dhamaan gobollada Soomaaliya 1979-1980.
Heesta Hanaan Socod | Cumar Nuur Cabdulle(AUN)
Переглядів 131Рік тому
Heesta Hanaan Socod | Cumar Nuur Cabdulle(AUN)
HEESTA BARARIYAAQ | KHALIIF CUSMAAN CABDI(SAYID KHALIIFA)
Переглядів 69Рік тому
Ereyadii Cabdiweli Jaamac Cawaale, laxankii Sayid Khaliifa iyo Daahir Cali Jimcaale !
CARARTAN | Cabdulqaadir Cumar Macallin(JUBBA) & Nadiifo Cali Kulane !
Переглядів 69Рік тому
Ereyadii, laxankii iyo Musigii Abwaan Barre Maxamed Fiidoow
HA LIICIN HA LIBDHIN | SAADO CALI(AUN) sAMATAR
Переглядів 74Рік тому
Ereyadii Abwaan Maxamed Cali Kaariye(AUN)
NABI AMAAN: BISHA SOON XURMEEYA !
Переглядів 42Рік тому
NABI AMAAN: BISHA SOON XURMEEYA !
Shiiraan Shiddaad Muraad | Axmad Nabi Muxammad !
Переглядів 18Рік тому
Shiiraan Shiddaad Muraad | Axmad Nabi Muxammad !
Heesta Sidaa doonto waad heli | Cabdulle Yuusuf Hanuuniye & Siraad Cabdulle Ugaas(AUN)
Переглядів 343Рік тому
Erayadii iyo muusigii Abwaan Cabdulle Yuusuf Warsame HANUUNIYE
Heesta Hooyo | Maxamed Saleebaan Tubeec(AUN)
Переглядів 462Рік тому
Heesta Hooyo | Maxamed Saleebaan Tubeec(AUN)
Lftagareen: Badbaado qaran & Badbaado koonfur galbeed kama shaqaynayso KG !
Переглядів 48Рік тому
Lftagareen: Badbaado qaran & Badbaado koonfur galbeed kama shaqaynayso KG !
HEESTA DARMAAN !
Переглядів 46Рік тому
HEESTA DARMAAN !
Heesta SAFAR, Fanaaniinta waawayn Cabdulqaadir Jubba iyo Hibo Nuura !
Переглядів 440Рік тому
Heesta SAFAR, Fanaaniinta waawayn Cabdulqaadir Jubba iyo Hibo Nuura !
HEESTA DAB DHAXMOODAY LYRICS
Переглядів 2,6 тис.Рік тому
HEESTA DAB DHAXMOODAY LYRICS
Heesta HIBO - Farxiya Fiska & Faarax Murtiile !
Переглядів 436Рік тому
Heesta HIBO - Farxiya Fiska & Faarax Murtiile !
Doorashadii 08 02 2017 Wareegyadii 1aad, 2aad & 3aad !
Переглядів 1382 роки тому
Doorashadii 08 02 2017 Wareegyadii 1aad, 2aad & 3aad !
MAXAAN U NIMID ?
Переглядів 392 роки тому
MAXAAN U NIMID ?
Heesta Amaano | Cabdulle Yuusuf Warsame(Hanuuniye !
Переглядів 1,7 тис.2 роки тому
Heesta Amaano | Cabdulle Yuusuf Warsame(Hanuuniye !
MAAHEE KHADRAAY | LAFOOLE & FAWSIYA RINDAI
Переглядів 7082 роки тому
MAAHEE KHADRAAY | LAFOOLE & FAWSIYA RINDAI
MUSHARAX XASAN CALI KHAYRE
Переглядів 1392 роки тому
MUSHARAX XASAN CALI KHAYRE
HEESTA JIRJIROOLE
Переглядів 4,3 тис.2 роки тому
HEESTA JIRJIROOLE
NIN XIL QAADAY EED QAAD !
Переглядів 1822 роки тому
NIN XIL QAADAY EED QAAD !
Maxaan ugu nimid xafiiska | RW KHAYRE ?
Переглядів 332 роки тому
Maxaan ugu nimid xafiiska | RW KHAYRE ?
Tom & Jerry
Переглядів 372 роки тому
Tom & Jerry
PM KAYRE | Transforming Countries and Empowering People through Digital Identity !
Переглядів 262 роки тому
PM KAYRE | Transforming Countries and Empowering People through Digital Identity !
PM ROOBLE !
Переглядів 242 роки тому
PM ROOBLE !
MUQDISHO 1988 !
Переглядів 673 роки тому
MUQDISHO 1988 !
DAYNIILE
Переглядів 2783 роки тому
DAYNIILE
Farmaajo | Xuska 1-da Luulyo !
Переглядів 3613 роки тому
Farmaajo | Xuska 1-da Luulyo !
KULA SHEEKEEYSTE KAA SHEEKEEYE HALA SHEEKEEYSAN !
Переглядів 983 роки тому
KULA SHEEKEEYSTE KAA SHEEKEEYE HALA SHEEKEEYSAN !

КОМЕНТАРІ

  • @qalinlecilmi947
    @qalinlecilmi947 10 днів тому

    Alaa ilakaa dhashoo marlay kaama hadho macaan qalbigagaad leedohay macaan kaama hadho anigu afkaad ku hadlayso naftaan kula leehayoo macaan dhexdeena yaal inaad icaawisana hortaada taaganahay

  • @user-yf2xi1nm8n
    @user-yf2xi1nm8n 10 днів тому

    Carabtaan iyo diintood hadaad dhimitid qashin ,awoogaa iyo ayeeydaa ,dabaalkii maxamed oo dhahaaya waxaan u shaqeen jiray naagtaan ani ku dhashtay Maka ,aniga waxeey waa koobi diintii naga horeesay aan ka soo bartay kii muuse iyo ciise.maxaad u maleesiin Maka dadka baahi iyo 50'+ ee dhintaan ,Banka iyo soo booqda tuulada Macca waa caqli

  • @QooreycaliIbraahim
    @QooreycaliIbraahim 16 днів тому

    Abawan Ali bagey

  • @geediali437
    @geediali437 18 днів тому

    Waa xusuus mudan oon waligeed duugoobin oo lagu taaba qaatoo kalgacalkii iyo naxariistii la soo celiyo oo runta la isu sheego hadaladan qiirada leh dib haloo soo xusuusto fidnadana Allaah ha ka saaro soomaaliya By SAMA HARGEYSA SOMALIA

  • @JamaAhmed-so2im
    @JamaAhmed-so2im 20 днів тому

    Nice song

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Місяць тому

    Abarti ugu darned abid ku dhufatay Abarti dabo dher lo yaqan bahi u dhiman itopio wax sineyn dadka dad u dhintay rer muqdisho lo qafali jiray xurnimo garsiya iyo African lion cidamada

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Місяць тому

    Somali galbed xureynay afka somali la baray qof kasto sanburad bug iyo qalinka wata aun Abe siyad great aha alaha jano geliyo amiin ya alah 😂😂😂

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Місяць тому

    African lion aheyn 😂😂🎉😂

  • @user-ww6lc6ep8s
    @user-ww6lc6ep8s Місяць тому

    Siyad barre o kale waligi somali kama dhalanayo kaligi taliye wadanka inta dhasey ayuu hadana dib uduqaeyay

  • @user-yf2xi1nm8n
    @user-yf2xi1nm8n Місяць тому

    Maxaa noo keenay darbaalkan dumarkeen xirtaan ma waxeey u baahan shan shan loo guursado .

  • @MaxamedcaliCamalow
    @MaxamedcaliCamalow Місяць тому

    Hibo nuur 1977❤

    • @nopenope2364
      @nopenope2364 23 дні тому

      😂😂😂😂 abwaanka isaaq xagad uga tagtay

  • @MaxamedcaliCamalow
    @MaxamedcaliCamalow Місяць тому

    1977 Somalia hostor Ethiopia jabkii kasoogaarryy guul Somalia

  • @MaxamedcaliCamalow
    @MaxamedcaliCamalow Місяць тому

    Soomaaliya 🛬✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅

  • @zeydahusni527
    @zeydahusni527 Місяць тому

    Viva ciyaal bakaaro makawaynaano juba dirikii hore❤❤❤

  • @SaalaxYare-vx8ht
    @SaalaxYare-vx8ht Місяць тому

    2024 Nice voice

  • @calimaqar15-uq5so
    @calimaqar15-uq5so 2 місяці тому

    Alle ha u naxariisto abwaan sangub

  • @mahdiomarabdi9611
    @mahdiomarabdi9611 2 місяці тому

    Somaliya waan soo celin doonaa ha ka cala calina💙💪🇸🇴

  • @mohamedhassen733
    @mohamedhassen733 2 місяці тому

    Maxed shiikh daahira farey iyo cabduqdir juba maanshaa alaah wali waa iga yaryartahiin

  • @aadamisports446
    @aadamisports446 2 місяці тому

    Dadkaan waa loo tashaday, Qorshe kaste ee lagu baabin karo jiritaankooda waa lagu fuliyay Diin ilaa Dhaqan. Allaha nagaransiiyo Xaqa.

  • @baqiisCabdi-tn7qn
    @baqiisCabdi-tn7qn 3 місяці тому

    Wllkay ilaahy haunaxristo kuwa alla cadabay ba naka dhafiyey 😭

  • @salaadmoh509
    @salaadmoh509 3 місяці тому

    He was somali patriotic man who dedicated his life to Somalia's peace and prosperity, Allah mercy him ❤❤

  • @maahirbareabdimaahirbareab3524
    @maahirbareabdimaahirbareab3524 3 місяці тому

    Caadi ayeyba la tahay kwrn wuuba kusii faana jaahilnimo cibaado wye kulaha

  • @mariamjamaa5683
    @mariamjamaa5683 3 місяці тому

    Allah un xariisto somaali aqoon yahan kood waa dileen

  • @yousofabdalla-ok3ws
    @yousofabdalla-ok3ws 3 місяці тому

    Siyaad Barre Maalintii lalahaa siyaad barre xakunka iska wareeji doorasho ha dhacdo watuu diiday maxaa laga ooynayaa maanta😭😭😭

  • @Mohamuoud
    @Mohamuoud 4 місяці тому

    Mashaariic soomaalidu ku faa'iidey : (Remarkable projects ): Qorista farta soomliga , Mashruucii abaartii daba dheer , Mashruuca Horomarinta reer miyiga , Mashruucii wadooyinka , dekedaha iyo kaabasyaasha dalka , mashaariicdii waxbarashada farsamada gacanta , jaamacadaha . xiligaas siyaad barre anigu ma soo gaarin , laakiin waxaan qirayaa inuu wax loo jeedo qabtay sidoo kale waxaan dareemaa in siyaad bare lahaa sifo aysan lahayn intii madax ah oo ka dambeysay oo ah bulshad gees ka gees in la hawl galiyo - community mobilization .

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 4 місяці тому

    Alle ha u naxariisto siyaad barre dawlad ka danbaysa soomali may arag waxaa yimi kuwo dal iyo dadba xaraashay

  • @user-ms6if2iw9f
    @user-ms6if2iw9f 4 місяці тому

    Koh 😢😢😢🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-wo7ok6uz4o
    @user-wo7ok6uz4o 4 місяці тому

    Kan kolaýba naarta ayuu galay .

  • @sergentzack
    @sergentzack 5 місяців тому

    Walahi I will never forget or forgive who destroyed our country. Today Somalia would be better than the entire Africa in terms of economy and education. Walahi they have taken everything from us and we will wait them in qiyaamah

  • @user-kj2yb5sd3h
    @user-kj2yb5sd3h 5 місяців тому

    Maxay tahy sababta aan 😢markaan dhakeyato hees wadani ah😢

  • @suubanjabane219
    @suubanjabane219 5 місяців тому

    Allow idiin wada naxariisto.

  • @dontworryaboutit8602
    @dontworryaboutit8602 5 місяців тому

    Walee ina faracade 😊

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 5 місяців тому

    They are telling us Siyad Bare was a dictator and those so-called leaders can not even do any closer. We were a country back then and now we are not so sad about how our people suffer and no one cares the leader today is busy stealing Somali instead of building Somali rest in peace motherland Somali

  • @_wll____
    @_wll____ 6 місяців тому

    My home land somalia🇸🇴🥰

  • @hassanbinadow1190
    @hassanbinadow1190 6 місяців тому

    😢😢😢😢

  • @hassanbinadow1190
    @hassanbinadow1190 6 місяців тому

    Mardambe ha Sugina ader waqdi aya socdo meshan inti kuso raxeysade dowlinimada nasib wacan

  • @deeqaliban7674
    @deeqaliban7674 6 місяців тому

    ❤❤❤❤

  • @user-sv2xr3we5r
    @user-sv2xr3we5r 6 місяців тому

    Wan jeclahay somalia mar uun waa tagi doonaa

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 6 місяців тому

    ❤❤❤❤❤

  • @AliAli-qp3uv
    @AliAli-qp3uv 6 місяців тому

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @shaadiyaomar1770
    @shaadiyaomar1770 6 місяців тому

    2023 kdib marku muuse biixi bda saxiixay😢

  • @james_z5528
    @james_z5528 6 місяців тому

    I am watching this on junuary 9th 2024. Roughly a week ago, Ethiopia signed a deal with somaliland to get access to the red sea. A move that undermines the sovereignty & territorial integrity of out motherland. A move that could be end-of-story to dalkii la oran jiray somalia. I am reminding myself and the future generations to safeguard the legacy of our forefathers, they fought so hard so that we can live in freedom. 100 years from now, when ethiopians start claiming our sea and land like the zionists, these so called “presidents” will all be gone, their offspring will probably be living abroad in fancy houses. While YOU (the citizen) will suffer the pain of regret. But the good news is, it aint too late now. We can’t screw this up!

  • @user-tc5wz1bq9i
    @user-tc5wz1bq9i 6 місяців тому

    2024

  • @Hsbh3hHsbssbbssbsh-cx5fc
    @Hsbh3hHsbssbbssbsh-cx5fc 6 місяців тому

    Dab dhaxmoodey wey

  • @Hsbh3hHsbssbbssbsh-cx5fc
    @Hsbh3hHsbssbbssbsh-cx5fc 6 місяців тому

    Biyo ku diriya

  • @libinnur5168
    @libinnur5168 6 місяців тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @suhaiphssn
    @suhaiphssn 6 місяців тому

    Aabo siyaad maanta ethiopia ayaa baddii xoog ku qaadanaysaa😢😢

  • @faisalmohamed7125
    @faisalmohamed7125 7 місяців тому

    Anigoo isaaq ah dawladan aad sheegaysan ma arko ee waxaan arka faqshtii dadkeeda xasuuqday iyo afweyne.

  • @user-ep4yq3hp7s
    @user-ep4yq3hp7s 7 місяців тому

    Siyaad bare haba cayanee gadashii dowlad madhalan Hantiwadag ❤ 4.5😢

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 7 місяців тому

    Waa qiiro ,qoomamo iyo ilmo markaad daawo dawladnimadii wadankii